Share to: share facebook share twitter share wa share telegram print page

Lool

Iskuwareega goobada dunida oo muujineysa xaariijimaha loolasha iyo dhigaha.

Lool (Af Ingiriis : latitude; Af Carabi : لاسعانود‎) oo wadarteedu tahay Loolal waa nidaamka isku-xidhka xaglaha siman cabirka juquraafiga oogada dhulka. Xaglaha Loolasha waxaa lagu cabiraa degree.

Lool waa xariijimaha xagasha 0° oo ah dhulbadhaha ka bilaabma ilaa 90° cidhifka waqooyi iyo 90° kale dhanka cidhifka koonfureed. Xariijimaha loolashu waa kuwo isgarab socda oo ka yimaada bari ilaa galbeed ayagoo ku wareegaya goobada dhulka.

Cabirka loolasha iyo dhiguhu waa halbeega lagu calaamadeeyo oogada dhulka ayagoo tilmaamaya barta saxda ah ee meeshaas.

Tusaale ahaan, barta ay dhacdo magaalada Muqdisho waa Loolka 02°02′W (waqooyi) iyo dhigta 45°21′B (bari).

Halbeega Loolasha

Isticmaalka Loolasha

Sharaxaada Amerigo Vespucci ee xaglaha dhigaha.

Dhigaha iyo loolasha waxaa loo isticmaalaa in lagu calaamadeeyo bar ama meel oogada dhulka ka mid ah. Tusaale ahaan, barta ay dhacdo magaalada Muqdisho waa Loolka 02°02′W (waqooyi) iyo dhigta 45°21′B (bari).

Sidoo Kale Fiiri

Tixraac

Prefix: a b c d e f g h i j k l m n o p q r s t u v w x y z 0 1 2 3 4 5 6 7 8 9

Portal di Ensiklopedia Dunia

Kembali kehalaman sebelumnya