HalbeegKani waa maqaal ku saabsan Halbeega. adeegsi kale, eeg Halbeeg (faah faahin).
![]() Halbeeg (ingiriis: Unit) waa cabir lagu xisaabiyo dhamaan qiyaasaha ganacsiga iyo sayniska; sida heerkulka, dhererka, xawaaraha, wakhtiga, muga, cufka IWM. Dunida waxaa jira nidaam la iskugu geeyo dhamaan halbeegyada kaas oo loo yaqaano Nidaamka Caalamiga ee Halbeega (The International System of Units [loo soo gaabiyo SI oo laga soo xigtay erayga Faransiiska ah: Le Système international d'unités) Guud ahaan waxaa jira tiro badan oo halbeegyo ah loona isticmaalo noocyo kala duwan, laakiin waxaa aasaas u ah dhamaantood Todoba Halbeeg kuwaas oo kala ah:
Taariikhda HalbeegaQeybaha Halbeega![]() Halbeega MiisaankaHalbeega Miisaanka waxaa ka mid ah Garaam Kilo, Kilogaraam. Halbeega DhererkaHalbeega Dhererka waxaa ka mid ah Sentimitir, Mitir, Kilomitir, iyo Hektomitir. Halbeega KorontadaHalbeega WakhtigaHalbeega Wakhtiga waxaa ka mid ah Ilbiriqsi, Daqiiqad, Saacad, Maalin, Todobaad, Sanad iyo Qarni. Halbeega HeerkulkaHalbeegyada heerkulka waxaa ka mid a Fahrenhayt, Salsiyas, Kelfin , Rankine, Delisle iyo Newton. Halbeegyo KaleHalbeegyada kale waxaa ka mid ah halbeega Rikter oo ah halbeega lagu cabiro Dhulgariirka; halbeega Dhado oo lagu qiyaaso qoyaanka, uumiga iyo huurka. Isticmaalka Halbeega |