Share to: share facebook share twitter share wa share telegram print page

Midab

Midabada

Midab (Af Ingiriis : color; Af Carabi : لاسعانود‎) waa muuqaalka shey ama walax leedahay. Waxaa jira noocyo badan oo midabo ah kuwaasi oo laga sameeyo iskudarka midabada aasaasiga, kuwaasi waxaa ka mid ah: Casaan, Cagaar, Madow, cawaale, ama ciraad,Huruud, buni, basli, baxri, cowlaan, cowl iyo kuwo kale oo badan. Wax kasto oo aduunka yaalo waxoo leeyahay midab, inta aa ka eheen biyaha oo wax wax kaladha lahayn.

Midabada Jaamudka

Midabo Kale

Qoraalo Kale

Tixraac


Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
Prefix: a b c d e f g h i j k l m n o p q r s t u v w x y z 0 1 2 3 4 5 6 7 8 9

Portal di Ensiklopedia Dunia

Kembali kehalaman sebelumnya