Share to: share facebook share twitter share wa share telegram print page

Dhogor

Kani waa maqaal ku saabsan dhogorta xoolaha iyo xayawaanka. Qoraalo u dhow fiiri Timo. Haku khaldin Suufka
Dhogor

Dhogor (Af Carabi : لاسعانودAf-Taliyaani : lana Af Ingiriis : wool) waa timaha ku dhegan haraga jidhka xoolaha iyo xayawaanka. Dhogorta waxaa laga sameeyaa noocyo badan dharka, gogosha, rooga, bustayaasha iyo alaabaha dadku isticmaalaan. Dhogortu way ka duwan tahay Suufka iyo timaha dadka, waxayna leedahay tayo fiican oo ka dhigtey mid qaali ah. Guud ahaan, dadku waxay isticmaali jireen dhogorta tan iyo wakhti aad u horeeyay. Maanta dhogorta ugu badan waxaa laga soo xiiraa xoolaha adhiga ee lagu dhaqdo qaarado badan oo dunida ah.


Prefix: a b c d e f g h i j k l m n o p q r s t u v w x y z 0 1 2 3 4 5 6 7 8 9

Portal di Ensiklopedia Dunia

Kembali kehalaman sebelumnya